Ardeyda Jaamacadaha Baydhabo oo Loo Soo Geba-gabeeyey Imtixaanka dhexe Ee Sanad Dugsiyeedka.

0
457

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cali Isaaq Maxamed waxaa uu kamid yahay maamulka Jaamacadda Bay University ee Magaalada Baydhabo waxaa uu ka Hadley maalmaha uu socdey imtixaanka dhaxe ee 2021-2022 ee qabatey Jaamacadda Bay University kaasi oo u fadhiisatey ku dhawaad kun ardey oo si toos ah wax ugu baranayeen Jaamacadda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here