Ardeyda Jaamacada Zamzam qeybteeda Baydhabo Oo Ka Faa’ideystay tababar ku saabsan Sheybaarka Biyaha.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Ardeyda Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Zamzam qeybteeda Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qabtay Tababar ku saabsanaa Barnaamijka Wooshka.

Ardeyda ayaa Jaamacada Zamzam Booqasho Tababarkan ku saabsan BarnaamijkaWooshka u geeysay Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka Biyaha koonfur Galbeed si Ardeyda ay u helaan Aqoon Kororsi ku saabsan Barnaamijka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here