Ardeyda Jaamacada ZamZam Oo Baraatiko ku qaadanaya Isbitaalada Baydhabo.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Ardeyda barata Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Zamzam qeybteeda Magaalada Baydhabo ayaa ah kuwa Fursada ka Hela Xaruumaha Caafimaadka ee Magalada Baydhabo Si ay Uga Sii Korarasadaan Xirfadooda Caafimaadka.

Goobaha ay Helaan Xirfadaha Baraatikada ayaa ah Xaruumaha Caafimaadka Ee Sida Gaarka Loo Leeyahay Sida Arlaadi Hospital, Haruun Hospital Iyo Kuwa Kale oo Badan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here