Ardeyda Jaamacada Zamzam Baydhabo oo soo bandhigay Mashruuc cusub ay diyaariyeen.

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardayda Kulliyada Culuumta Computerka qeybtayda IT ee Jaamacada Zamzam Magaalada Baydhabo ayaa soo bandhigay Mashruuco yaryar oo ay ka mid yihiin Nidaam Lagu Maamulo Cisbitaalada iyo Iskuulada oo ay mudo soo wadeen diyaarintooda.

Ardeyda ayaa ahaa mid ay ku qaateen maadoyin la xiriira Luuqadaha programming ka kuwa loo isticmaalo inta ay ku guda jireen semesterkii la soo dhaafay, wixii ay so barteen natiijadooda soo muujiyeen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here