Ardeyda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Oo U Soo Geba-Gaboobey Imtixaanka Dhexe ee Jaamacada.

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ardeyda dhigata Jaamacadda koonfurta soomaaliya ayaa waxaa uu u soo dhamaadey imtixaanka dhaxe ee Jaamacadda oo maalmahaan u socdey, Waxaana ardeydii gashey imtixaankaani ay soo dhaweyeen sida uu imtixaanka ugu soo dhamaadey iyo waxyaabaha ay ka filanayaan natiijada ay heli donaan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here