Ardeyda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Oo Doortey Gudoomiyaha Ardeyda iyo Ku Xigeenadiisa.

0
266

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan Oo Lagu Dooranayey Gudoomiyaha Guud Iyo Gudoomiya Ku Xigeenka Ardeyda Jaamacada Koonfurta Soomaliya ayaa Waxaa Lagu Qabtey Gudaha Jaamacada Ee Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Kaasi Oo ay Ka Soo Qeyb Galeen Dhamaan Ardeyada Wax Ka Barata Jaamacada,Macalamiinta Jaamacada Maamulka Jaamacada Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here