Ardeyda Jaamacada Kaamil Magaalada Baydhabo Oo Doortey Gudoomiye.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan Oo Lagu Dooranayey Xogahaya Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku Xigeenka Ardeyda Jaamacada Kaamil ayaa Lagu qabtey Xarunta Jaamacada Ee Magaalada Baydhabo waxaana Ka Soo qeyb galey Dhamaan Ardeyada Wax Ka Barata Jaamacada,Macalamiinta Maamulka Jaamacada Iyo Marti Sharaf Kale.

Gudiga Doorashada ayaa ayaa ku dhaawaaqey Natiijada sida look ala heley Codadka ay dhiibteen Ardeyda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here