Ardeyda Jaamacada Gollis Oo Tababar ku saabsan Maamulka iyo Maaliyada loogu qabtey Hargeysa.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Jaamacadda Gollis ayaa Soo qaban qaabisay tababar ku saabsan Maamulka maaliyadda cashuuraha dalka kaasi oo loo qabtey Ardeyda Barata ganacsiga iyo Maaliyada.

Tababarka oo ay soo qabanqaabisey Wasaarada Maaliyada gaar ahaan waxda Canshuuraha oo kaashaneysa jaamacada Goolis ayaa Ardeyda lagu baraayey Canshuuraha Bariga iyo sida ay waxda Canshuuraha ee Wasaarda Maaliyada ay u maamusho.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here