Ardeyda Jaamacada BIU oo soo bandhigay Mashruuc cusub ay diyaariyeeen.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladaan oo ahayd mid Ardayda barata Kuliyadda Computer science & Technology ee jaamacada Baidoa ku soo Badhigayeen course project oo ay diyaariyeen.

Waxaana ka soo qeyb galay maamulka sare jaamacadda, macalimiin Ardey iyo Marti sharaf kale kuwaas dhamantood dhiiri geliyeen ardeyda dadaalkaas sameysey

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here