Ardeyda Jaamacada BIU Oo doortay Hogaanka Midowga Ardeyda Jaamacadaasi

0
300

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ardayda wax ka barta Jaamacada Baidoa International University oo ka mid ah jaamacadaha ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay doorteen Gudoomiye, Gudoomiye ku xigeen iyo Gudoomiyaha Maaliyada Ardeyda jaamacada, Waxaan doorashada ku tartamayeen qaar ka mid ah Ardeyda waxa ka barata jaamacada BIU.

Warkan Waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here