Ardeyda Jaamacada Bay Oo la siiyey Tababar ku saabsan baarista Caloosha

0
23

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan socdey mudo sedex maalin ah ayaa Ardeyda Jaamacada Baay gaar ahaan kuwa dhigta Kuliyada Caafimaadka kaas oo lagu baraayey sida loo sameeyo baaritaanka Caloosha iyagoona si wanaagsan uga faaideystey

Tababarkan ayaa inta uu socdey waxaa bixinaayey Dr Ahmed Zaki Dayib Bade oo kamid ah dhaqaatiirta si weyn wanaagsan loogu yaqaano deegaanka si loo soo saaro dhalinyaro ka qeyb qaadata Horumarinta Caafimaadka deegaanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here