Ardeyda Iskuulka Baydhabo Oo Gudoomiye doortey.

0
4

Baydhowy( Raathiyow Arlaathy) Ardeyda Iskuulka Baydhabo primary and secondary School ayaa qabsadey Doorasho ay ku Dooranaayeen Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenkiisa Ee Midowga Ardeyda Iskuulka Baydhabo,Ayidoona ay Musharaxa Ahayeen Dhowr Qofood oo Ka mid ah Ardeyda.

Codeyn Sacaado Socotey ka Dib Waxaa Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenka Ku Guuleystey Bishaar Maxamed Abdi Iyo Nasteexo,waxana ay Sii wadi donaan Howlihii ay Horey u Hayeen Gudoomiyashi Hore iyo Hormarinta Waxbarshada Ardeyda Iskuulka Baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here