Ardeyda Iskuulka Alkowneyn Oo Loo qabtey Tababar Kor Loogu qaadayay Xirfadooda Caafimaad.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeydaan Baratay Cilmiga Caafimaadka ee dhigata iskuulka Alkowneyn ayaa gaareysa Ku dhawaad Konton Ardey,kuwaas oo bartay Sida loo baaro Maleeriyada iyo Dhiiga guud, si ay u noqdaan kuwa ka qeyb qaata Samafalka Caafimaadka.

Qaar kamid Ardeyda Dhameysatay Tababarka Caafimaadka ayaa waxa ay ka hadleen wax yaabaha ay barteen iyo muhiimada ay u barteen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here