Ardeyda iskuulka Al-qalam ee Magaalada Baydhabo oo ka hadlay diyaar garowga imtaxaanka Shahaadiga ah.

0
202

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulada Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa todobaadyadaan waxey ku jiraan diyaar garowga imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee ay qaado dowladda faderaalka soomaaliya.

Ardeyda ayaa waxey wadaan dadaalo ku aadan sidii ay iskugu diyaarin lahayeen waxeyna dib ugu laabanayaan casharadii ay horey u soo qaateen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here