Ardeyda Iskuulada Baydhabo Oo ka Faa’ideystey Tababar ku saabsan Sida loo qoro Codsiyada Shaqada.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababar lagu baranaayay Sida loo qaro CV-ga, loo maareeyo Waqtiga iyo loo qoro Warbixiinada ayaa loo qabtay Ardeyda qaar ee Magaalada Baydhabo, kaas oo Mudo Isbuuc ah u socdey ayaa loo soo gabagabeeyay.

Machadka Al-mi’raj Educational College ayaa soo qaban qaabiyay Tababarkan oo ay ka Faa’ideysteen Ardey gaareysa ilaa 30 Ardey kaas oo lagu soo gaba-gabeeyay Hoolka Jaamacadda Caalamiga ee Kaamil.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here