Ardeyda Iskuulada Baydhabo Oo Ka Faa’ideystay Tababar Lagu barayay ogaanshaha noocyada dhiiga.

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Sabra Edication oo ka mid ah iskuulada sida gaarka ah loo leeyahay oo ku yaala Baydhabo ayaa soo gebagebeeyey tababar mudo socdey kaasi oo ku saabsanaa ogaanshaha noocayada dhiiga (Pratical based on Blood Grouping.)

Maxamednor maxamed Cabdinuur oo ka mid ah maamulka Iskuulka Sabra Edication Collage ayaa sharaxaad ka bixiyey tababarka mudada uu socdey iyo sida ay uga faa’ideysteen Ardeyda ka qeybgashey Tababarka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here