Ardeyda Iskuulada Baydhabo Oo Ka Faa’ideystay Ololaha Wacyigelinta Caafimaadka.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Todobaadyadan Waxaa Iskuulada Baydhabo ka socday Barnaamijka Wacyigelinta Caafimaadka Iskuulaada oo ay wadaan Ardeyda Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ka barta Jaamacadda Zamzam Qeybteeda Magaalada Baydhabo.

Qaar kamid ah Aredyda Jaamacadda ayaa Booqasho ku tagay Iskuulada Hoose/dhexe iyo sare si kor loogu qaado, loona Horumariyo Caafimaadka iyo Badqabka Ardeyda, Macalimiinta iyo Guud ahaan Howlwadeenada Iskuulaadka Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here