Ardeyda Dugsiyada KG Kaalimaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka Oo ka hadlay Guushooda.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2022/23 oo abaalmarinno guddoon siiynaayey qaar ka mid ah ardeydii gashay kaalimaha hore ka galey sanadkaan ayaa lagu qabtey magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya.

ardeyda kaalimaha hore ka gashey imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2022/23 ayaa qeyb ka ahaa ardeyda wax ku barta iskuulada degaanada koonfur galbeed ee soomaliya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here