Ardeyda dhigata iskuulka kormari ee Magaalada Baydhabo oo soo wajahdey Waxbarasho yari.

0
233

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhamaan iskuulada waxbarashada ee ku yalaan kaamamka barkacyaasha ee Magaalada Baydhabo waxey ka wada siman yihiin dhinaca waxbarasho yarida sida iskuulada oo ka sameysan jiingado, ardeyda oo aan awoodin agabka wax lagu barto iyo wax kasta oo aas aas u ah waxbarashada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here