Ardeyda Baydhabo Oo Ka Faa’iideystay Tababar Lagu Barayay Xirfada Fagaare ka hadalka.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaruunta iskuulka City per-university Collage ee Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo geba gabeeyey tababar mudo Laba maalin ah ka socodey iskuulka kaasi oo lagu baranaayay Xirfada fagaare ku hadalka,waxaana inta uu socdey ka soo qeyb galiyaasha oo garaaya 50 ardey ku barteen Casharo muhiim u ah xirfada dad ka hor hadalka.

Ardeyda ayaa labaraayay sidii ay dadka hortooda ugu jeedin lahayeen Qudbadooyinka, iyadoona cabsi ku jirin,Waxeyna is kugu jiraan ardeyda ka faa’ideystay rag iyo dumar.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here