Ardeyda Baydhabo Oo Ka faa’ideystay Tababar ku saabsan Nadaafada Gacma dhaqashada.

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka Gerbooda Professional college ayaa Tababar ku saabsanaa wash programs baraatakadiisa  u soo gebagebeeyey Ardeyda Baydhabo kaasi oo in mudo ah ka socdey xarunta Machadka

Qaar ka mid ah Ardeyda ka faaideystey Tababarka uu bixinaayey Machadka Gerbooda Professional college ayaa sheegey in ay wax badan faa’ideen waxayna u mahadceliyeen maamulka iyo maclimiinta Machadka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here