Ardeyda Baydhabo Oo Ka Faa’ideystay Tababar ku saabsan Habka baarista Nocyada Dhiiga.

0
57

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) College ka kobciye international college oo ka mid ah goobaha Waxbarshada ee magalada baydhabo laguna barta Cilmiga Caafimaadka ayaa qaar ka mid ah ardeyda wax ka barata College tababar socodey Mudo labo maalin ah looga soo geba gebeeyey Magaalada Baydhabo.

Tababarka ayaa inta uu socodey waxaayabaha lagu baranayaayey waxaa ka mid ahaa sida loo baara dhiiga ayidoona ay ka faa’ideysteen ardey gaareysa 180 kana kala yimid xaafadaha magalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here