Ardey baratey Xirfado kala duwan Oo Xaflad loogu qabtey Degmada Guriceel

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka xirfadaha ee Tayo oo muddo sannad ah guriceel ka aasaasan ayaa waxaa qalin baddashay dufcaddii 1aad ee bartey Computer-ka iyo caafimaadka

Ardeydaan oo tiro ahaan gaareysey 40 Ardey ayaa mudo sanad ah baranaayey Xirfaha kala duwan ee lagu dhigo macadka Tayo

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here