Ardeyda Baladweyne oo isku diyaarinaya imtixaanka Qaranka iyo kan Hirshabeelle.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda diyaar garow ay wadan ardeyda sannadkan ka qeyb galeysa imtixaanka qaranka ee dugsiga sare ee ay qaado wasaaradda waxbarashada Soomaaliya iyo kan dugsiga dhexe ee ay qaado wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle kadib markii dhawaan dib loo furay iskuullada magaalada oo ay sameysay fatahaadii uu geystay webiga shabeelle.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here