Ardeyda Agoonta Madarasada Al-firdows Oo Dhiiragelin loo sameeyay.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Xarunta Xanaanada Gabdhaha Agoonta Ee Al-Firdowsa ee Magalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey kulan lagu dhiiragelinaayey Ardeyda Agoonta ee Wax ka Barata Xaruntaasi , Waxaana Kulanka soo qaban Qaabisey Jamiila Cusmaan oo Ka Timid Dalka dibadiisa ayidoona Markii Hore Qeyb ka Aheyd Muxsiniinta Taageera Xarunta Agoonta Gabdhaha.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here