Ardey loo Tababarey Culuumta Shareecada Oo Shahaada lagu gudoonsiiyey Wanlaweyn.

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dagmada Wanlaweyn waxaa lagu soo gagabeeyay Tababar Sanadla qh taasoo ay bixinayeen Aqoonyahano kala duwan uu kamid yahay Sheekh Ibraahim yusuf iyo Arday dhigata Jaamacada islaamiga Madiinato Munawara.

Siminaarkan oo la soo gagabeeyay ayaa waxaa ka faa’iidaysatay Macalimiinta madarasooyinka Quraanka Kariima iyo guud ahaan Aradayda Dagmada wanlaweyn iyo tuulooyinka hoosyimaada iyadoona ay soo Qaban qaabisay jaamacada Daaru Salaam oo kaashanaysa Mujamca imaamu shaafic Ee Degmada Walaweyn.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here