Ardey ka Qalin jabisay Jaamacada Burco Oo Maanta Munaasabad Loo qabtay.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen ku dhawaad 600 ardey oo baratay kuliyado kala duwan,kana qalanajabiyeen Jaamacad burco ayaa lagu qabtay Magaalada Burco

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Abdi ,Wasiiro, Xildhibaano  aqoonyahano , waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here