Ardey ka qalin jabisay iskuulka Elif Oo Munaasabad Loogu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
321

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dufcaddii 5 oo garaysa ku dhawaad 322 arday ayaa ka qalan jabisey machadka Elif PU College ee Magaalada Baydhabo kuwaasi oo muddo baranaayay maadooyin kala duwan, waxaana Xafladda lagu casuumay bahda waxbarashada Degmada Baydhabo, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here