Ardey Iska Aruurisey Lacagtii Xafladda Qalan jabinta Oo Gurmad ugu Sameeyay Barkacayaasha Magaalada Baydhabo.

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda dhigata iskuulka hoos dhaxe iyo sare ee macruuf gaar ahan fasalka 12aad ayaa lacagtii uga talagaleen xafladda qalin bedelashadooda ayaa waxay  uga deqeen dadka abaarta saameysey ee ku jira Kaamamka Magaalada Baydhabo,iyagoona ugu bedeley rashiin iyo biyo.

Dadkii  ka faa’ideystey deeqdaan ayaa uga mahad celiyay ardeyda iyagoona sheegey in ay ku soo beegeen xili ay ku jireen xaalad adag.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here