Ardey dhameysatey Kuliyadaha Computerka iyo Enginerinka Oo Xaflad Loogu qabtey Muqdisho

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardaydaan ayaa waxay dhameysatay kuliyada Engenering iyo Computer Science ee Jaamacadda Soomaaliya kuwaas oo mudo Afar sana ah baranayeen waxaana Xaflad ka soo qeybgaleen Masuulyiin ka tirsan xafiiska Raisul Wasaaraha si ay Ardeyda ula dabaal degaan guusha ay noloshooda ka gaareen iyo sidii loo dhiiri gelin lahaa.

ENG Xareed Aadan Ali oo ka mid ah Ardeydii dhameysatey kuliyada Engenering iyo Computer Science kuna hadlaayey Magaca Ardeyda ayaa ka sheekeeyey Waxyaabaha ay barteen muhiimada ay Xirfadan u leedahay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here