Ardey dhameysatey Dugsiyada Barbaarinta Oo Xaflad Loogu qabtey Hargeysa.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Waxbarashada iyo sayniska Somaliland iyo Hay,adda pharo foundation ayaa munaasibad qalinjabin ah u qabtay 1,150 arday oo dhamaystay Dugsiyada Barbaarinta Dowladda.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb-galay Waaladiin, Barayaasha iyo Marti sharaf kale, waxaana Ardeydan ay ugudbi doonaan Waxbarashada Rasmiga ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here