Ardey dhameysatay Tababarka Xirfada Umulisinimo Oo Xaflad loogu qabtay Baydhabo.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardaydan oo tiradoodu ay tahay 28 gabdhood ayaa muddo 2 sano ah baranayay xirfadda umulisinimo, iyagoo qaatay casharo muhiim u ah xirfadooda loona carbiyeeyay shaqada umulisinimo, waxayna ku laaban doonaan degmooyinka ay ka yimaadeen si ay ugu adeegaan bulshadooda xirfadda ay soo barteen.

warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here