Ardey baratey Xirfadaha Tiknoolijiyada Oo Tababar loogu soo Xirey Hargeysa

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeydan Tababarka loo soo xirey ayaa Xarunta hal abuurka Soomaaliland ku baranaayey Xirfadaha la xariira Tiknoolijiyada, kuwaaas oo gaaraya ku dhawaad Sedex boqol oo ka kala socdey Hey’adaha Dowlada.

Munaasabada Ardeyda Tababarka loogu soo xiraayey ayaa waxaa ka qeyb galay Madax kala duwan oo ka tirsan Soomaaliland iyo qeybaha Bulshada

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here