Ardey Baratey Xifdinta Qur’aanka Kariimka Oo Xaflad Loogu qabtey Deegaanka Dhambalka

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeydan baratay Qu’aanka Kariimka ayaa gaarayaa ku dhawaad 40 kuwaas oo laga keeney Dugsi Qur’aan ku yaala Deegaanka Dhambalka Hoos yimaada Degmada Baydhabo Xaflada lagu Abaal marinaayey islamarkaana lagu dhiiri gelinaayey ayaa waxaa ka soo qeyb galay Waalidiin Culumaahu diin iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here