Ardey baratey Qur’aanka kariimka oo Baydhabo Xaflad loogu qabtey.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In ka badan 30 ardey oo dhameysatey qur,aanka kariimka iyo culuumta qeybaheeda kala duwan ayaa xaflada qalin jabin ah looga qabtey magalada baydhabo ayigoona wax ka bartey madarasada Muscab Binu Cumeer ee magalada Baydhabo, waxaana munaasbada ka soo qeyb galey culmaa’udiin, macalamiin, maamulka, waladiin, ardeyda iyo marti sharaf kale

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here