Ardey Baratey Maadooyin kala duwan Oo Xaflad Loogu qabtey kismaayo

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubadda hoose ayaa waxaa lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsinaayay ardayda iskuulka Ex Mariino iyadoona xafladda ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada Jubaland, bahda waxbarashada magaalada Kismaayo, macalimiin, waalidiinta ardada iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here