Ardey baratey Luuqada Ingiriiska Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Xudur

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulka Al-Imra Educational Institute waxaa uu kamid iskuulada ku yaala degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, waxaana lagu bartaa luuqadda Ingariiska waxaana uu kaalin fiican ku leeyahay waxbarashada arday badan oo ka aflaxday iskuulkaani.

Ardada ka qalab jabisay Iskuulka Al-Imra Educational Institute degmada Xudur ayaa waxay muddo labo sano ah baranayeen luuqadda Ingiriiska iyo kuwo kale oo qadanayeen koorsooyinka bixiya iskuulka taasi oo muddo ku soo jireen ayaa maanta la soo gaaray maalintii ay guran lahayeen waxyaabihii ay sugayeen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here