Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munasbaad ay ku qallin Badalaneyeen dufcadii 19aad ee baratay dhigaalka iyo aqrinta farta Maayga ayaa loogu qabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee koonfur galbeed Soomaaliya.
Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur galbeed , Culimo , abwaano iyo marti sharaf kale
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani