Ardey Baratey Daraasaadka Islaamka Oo Xaflad loogu qabtey Garoowe.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan qalin jibinta dufcadii koowaad ee ka baxda Machadka Shiikh Cabdiqaadir Nuur ee Barashada daraasadka Islaamka, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland, Culumahuudiin iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada.

Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah Culumaahudiinkii ka qayb gashay Xafladda qalin jibinta ayaa Ardayda qalinjibisay ayaa u Hambalyeeyey guusha ay gareen iyo muhiimada ay leeydhay Barashada diinta islaamka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here