Ardey Baratey Culuumta Diinta Islaamka Oo Xaflad Loogu qabtey Baydhabo.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay, islamarkaana ku qalin jibinayeen Ku Dhawaad 80-Arday Oo Wax Ka barata Machadka Xirzul_Amaanii Ee magalada Baydhabo. munasabada ayaa waxa ka soo qeyb galay waladiin , Culmawadiin, macalimiin , bahada waxabarsho iyo Aradayada Qalin Jabinaysay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here