Ardey baratey Culuumta Diiniga Oo Xaflad loogu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid ay ku qalinjebineyeen Ardey gaareysa 153 Wax ka bartey Machadka Al Kowba ee Magalada baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka iyo macalamiinta machadka, Culimaa’udiin, Walaadinta Ardeyda Iyo Marti sharaf kale.

Machadka Al Kowba ayaa ka mid ah Machadyada lagu barta shareecada islaamka ee ku yaala Magalada Baydhabo Asigoona uu soo saarey Ardeyda Fara badan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here