Ardey baratey Culuumta Caafimaadka Oo Xaflad loogu qabtey Waajid

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In ka badan 140 Ardey baratey Culuumta Caafimaadka ayaa Xaflad Shahaada gudoonsiin ah loogu qabtey Degmada Waajid kuwaas oo ka Aflaxay Iskuulka Abjad Medical College waana dufcadii labaad ee ka soo baxday Iskuulkan.

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Waajid, Waalidiin, Odayaasha Dhaqanka, Arday Iyo Qaybaha Kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here