Ardey baratey Culuumta Caafimaadka Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Waajid.

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad 120 Ardey Oo Maadada Caafimaadka Ka Baraneysey iskuulka (ABJAD) Ee degmada Waajid Ayaa Ka Aflaxay iskuulkaasi, Waxaana Loo Sameeyey Munaasabad Lagu Maamuusayey Oo Ay Ka Soo Qeyb Galeen, Mas’uuliyiin, Waalidiin, Ardey Iyo Maamulka Dugsiga iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here