Ardey Baratay Qur’aanka Kariimka Oo Xaflad loogu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waa Dufacadii koowad oo ay dhameysata Xifdinta Qur’aanka Kariimka Machadka Barashada Qur’aanka ee Mudasir ayaa loo qabtay Xaflad sagootin ah Magalaad Baydhabo, waxaana ka soo qeyb galay Macaliimin Waalidiin Maamulka Machadka Barashada Quraanka ee Mudasir Ardayda dhameysatey Xifdinta Quran kariim iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here