Ardey baratay Qur’aanka Kariimka Oo Abaal marino lagu gudoonsiiyey Deegaanka Balaadhis

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo si heer sara ah loo soo Agaasimey ayaa loogu qabtey Deegaanka Balaadhis ee Gobolka Saraar ku dhawaad ​​12 Araday oo baratay Xifdinta Qur’aanka Kariimka ayaa waxa ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka iyo kan Deegaanka Madaxda Wasaarada Awqaafta iyi Arimaha Diinta Macalimiin, Waalidiin, Maamulka Machadka, Culmada iyo marti sharaf kale

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here