Ardey baratay Qur’aanka iyo xifdintiisa oo xaflad qalin jebin ah loogu qabtay Muqdisho.

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflada Qalan jebinta Dufcadii 10aad ee Sanad Dugsiyeedka 2022-2024 ee Dugsiga Towfiiq ayaa lagu qabtay Magaalada Mogadisho.

Munaasabadan oo ay ka qalan jebinaayeen Ardey baratay Qur’aanka iyo xifdintiisa oo gaaraya 17 Ardey ayaa waxaa ka soo qeyb galay, Waaladiin, Macalimiin, iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Abdirahman Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here