Ardey Baratay Luuqadaha Oo Xaflad Loogu Qabtay Magaalada Kismaayo.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka ileeys ee barashada luuqadaha oo ku yaala mgalada kismaayo ayaa Xaflad Qalin Jabin ah u qabtey Ardey dhameystey Barashada luuqadaha.

Munasabada Qalinjebinta ayaa waxaa ka soo qeyb galey agaasimaha waaxda tacaliinta sare ee wasarada waxbarshada maamulka jubaland ,waaladiin maamuliyaal macalamiin ardey iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here