Ardey baratay cilmiga saxaafadda oo ka qalin jabisay jamaacadda Ummadda ee Magaalada Muqdisho.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey baratay kuliyada saxaafada islamarkana ka aflaxay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Waxaana Munaasbada Ka Soo qeyb galay Masuuliyiin ka Tirsan Dowlada, Waaladiin Macalamiin iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here