Ardayda Wax kabarata Iskuulada Baydhabo oo Soo dhaweeyay In Loo Qiimeeyo Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2019-2020 ka.

0
555

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhawaan ayay ahayd Markii Ay Soo Saareen Midowga Iskuulada Nidaamiga Bayaan ah In La qiimeyn doono Imtixaanadkii Ay Geli lahaayeen Ardeyda Waxkabarata Iskuulada Baydhabo Maadama Cudurka Covid 19 Saameyn ku yeeshay ayna adkaatay isu imaantanka Bulshada Sidaa darteed Maamulada Iskuulada Gaarka loo leeyahay iyo Waalidiinta isku raaceen in La qiimeeyo Imtixaanka Waxaa Go,aankaas Soo dhaweeyay Arday ka mid ah Kuwa iyaguna Wax ka barata iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo.

Warkan waxa ainoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here