Ardayda Wax ka Barata Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Oo U Fariisatay Imtixaanka Jaamacada

0
314

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo Jaamacadaha Ku yaala ayaa waxay ku guda jiraan qaadista imtixaanaadka oo ah imtixaanka dhexe oo lagu ogaanayo waxyaabihii ay soo barteen Ardeyda,Jaamacadaha qaar ayaa soo gaba gabeeyay halka qaarna uu dhaxda u marayo.

Jaamacada koonfurta Soomaaliya oo ka mid ah jaamacadaha ku yaala Degmada Baydhabo ayaa waxaa maalintii sedaxaad ka socda Imtaxanka Haaf-Simistarka ee ay qaado jaamacada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here